Site icon Radio Daljir

Daljir & BBCMA: Mowjadaha BARAARUGA Taxanaha 54aad | (daawo)

Ku soodhawaada oo nala dhegaysta Barnaamijka Baraarugga haweenka ee aanu todobaadkan idiinku talogalnay oo ku saabsan: Sidee ragu ay taageero u siinkaraan haweenka ka agdho ee haysta ganacsiyada yaryar xiliga adag ee Covid-19.?

Barnaamjka waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Xasan Heykal oo jooga Garoowe.

Exit mobile version