Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 72aad (Xaawo Axmed iyo Xasan Heykal – dhegayso|daawo)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 72aad (Xaawo Axmed iyo Xasan Heykal – dhegayso|daawo)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com