Site icon Radio Daljir

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 6aad Covid-19 (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Taxanaha 6aad ee Barnaamijka Baraaruga Waxaan kaga hadlayna saamaynta Cudurka safmarka ah ee Covid-19,waxaana soo jeedinaya wariyaasha kala ah Maxamed Xasan dhalo iyo Xaawo Axmed Maxamed.

Hoos kaga bogo.

Baraarugga Covid – 19 -06aad Xaawo Axmed 19 June 2020 .MP3 by Radio Daljir

Exit mobile version