Site icon Radio Daljir

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 38aad Dec 13, 2019 Xaawo Axmed (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana soo jeedinaysa Xaawo Axmed.

Hoos ka dhegayso.

Baraarugga Haweenka Taxanaha 38aad 13 Deceber 2019 Growe by Radio Daljir

Back to Home page