Site icon Radio Daljir

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 35aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo oo kusugan Daljir Badhan.

Hoos ka dhegayso.

Barnaamijka Baraarugga Haweenka Badhan Xaawo & Dhalo Xalqadii 35aad 22 – 11 – 2019 by Radio Daljir

Exit mobile version