Site icon Radio Daljir

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka| (Taxanaha 115aad)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Hadaba (Taxanaha 115aad ee BARAARUGA HAWEENKA waxa uu ku saabsanyahay todobaadkan, Sida looga shaqeysiiyo dhigaalka ganacsigu loo sameeyo ama loo keydiyo, waxaana soojeedinaysa Xaawo Axmed.

Dhegayso.

Exit mobile version