Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka 15 Nov 2019 – Taxanaha 34aad (dhegayso)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka 15 Nov 2019 – Taxanaha 34aad (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana  soo jeedinaysa Xaawo Axmed oo ku sugan Daljir Garoowe

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0