Dalalka Sweden iyo Finland oo la filayo inay ku biraan Nato cabsi ay ka qabaan Ruushka awgeed

HomeWararka

Dalalka Sweden iyo Finland oo la filayo inay ku biraan Nato cabsi ay ka qabaan Ruushka awgeed

Tobanaan sano, dalalka Finland iyo Sweden, ayaa ahaa jaal aad ugu dhow isbaheysiga NATO, iyagoo aan ka mid ahayn. Xubinnimada waxey ka dhigan tahay

Gaas oo Mashaariic Gaalkacyo Dhagax Dhigay oo London u Dhoofay
Xildhibaan hore Cabdibare oo eedeyn culus u jeediyeey DFS ( dhegayso| daawo )
Dhalinyaro Afduub loogu haystay Garoowe oo Xoriyadooda helay (dhegayso)

Tobanaan sano, dalalka Finland iyo Sweden, ayaa ahaa jaal aad ugu dhow isbaheysiga NATO, iyagoo aan ka mid ahayn.

Xubinnimada waxey ka dhigan tahay haddii Ruushku uu weeraro iyaga, waxaa loola tacaamulayaa, sida in weerar lagu qaadey dhammaan dalalka NATO.

Go’aanka kama danbeysta ah, ayaa la filayaa in dalalkani ay gaaraan maalmaha soo socda.

Haddii ay ku biiraan isbaheysiga NATO dalalka Sweden iyo Finland, ayaa Ruushku wuxuu wajihi doonaa dalalka xubnaha ka ah isbaheysga ee dhaca Arctic-ga illaa iyo Badda Madow.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: