Dalab Beeralayda Calmadow

Dalab Beeralayda Calmadow

Qaar kamid ah beeralayda deegaanka Calmadow ayaa waxaa ay walaac ka muujiyeen rajada ay ka qabaan natiijada ka dhallan doonta abuurka beerahooda haddii aan la helin tababaro, qalab, iyo miraha abuurka. Sidoo kale waxay cabasho xooggan ka muujiyeen cayayaan farakulul ku haya beeraha deegaanka.

Maxamed Cabdullaahi Cali Xerow, Guddoomiyaha Beeraleyda Calmadow ee Gobolka Sanaag, ayaa Radio Daljir uga waramay caqabadaha haysta beeraleyda deegaanka Calmadow, waxa uuna u waramay wariye Axmed Sheekeeye.

Hoos ka dhegayso oo arag masawirada deegaanka Calmadow

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • maxamed amiin 7 years ago

    beera layda calmadow waa beeroley miisaan ku leh dhamaan deegaanada puntland waxayna dalagooda geeyaan magaalooyinka bosaso iyo deegaano kale waxayna ubaahanyihiin qalab tayo leh oo lagaarsiiyo

  • haa waa run caqabadahaasi inta badan wey soowajahaan beeraleyda waxana inta badan sabab u ah dadka beera falatada ah oo aan wax xirfad ah aan u lahayn beeraha iyo qalad kayimaada dhinaca dawooyinka loo isticmaalo cayayaanka oo lagabayaabo in ay qaarkood iyagu isku sumayaan runtii waa in ay wasaarad horumarinta beeraha iyo hay’ada faw ay arintaa waxkaqabtaan

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com