Site icon Radio Daljir

Dalab Beeralayda Calmadow

Qaar kamid ah beeralayda deegaanka Calmadow ayaa waxaa ay walaac ka muujiyeen rajada ay ka qabaan natiijada ka dhallan doonta abuurka beerahooda haddii aan la helin tababaro, qalab, iyo miraha abuurka. Sidoo kale waxay cabasho xooggan ka muujiyeen cayayaan farakulul ku haya beeraha deegaanka.

Maxamed Cabdullaahi Cali Xerow, Guddoomiyaha Beeraleyda Calmadow ee Gobolka Sanaag, ayaa Radio Daljir uga waramay caqabadaha haysta beeraleyda deegaanka Calmadow, waxa uuna u waramay wariye Axmed Sheekeeye.

Hoos ka dhegayso oo arag masawirada deegaanka Calmadow

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/590f8da30501002043e7bf63/Waraysiga+beeralayda+Calmadow.mp3?_=1

  

  

Exit mobile version