Dakharada gumeystaha iyo gumeysi-kalkaaliyaha maanta oo Soomaali ah

Nasiibdarro iyo ceeb maanta ka weyni ma jirto in qof Soomaali ah oo shacabkiisu dhibbanyahay inta soo horistaago dadkiisa uu ammaan iyo taageero kala dul-dhaco ciidan waajibkiisa koowaad yahay dulleynta dadkiisa. Nasiibdarradaas maanta ayey taagantahay, oo waxaan daawaday dood ay Al-JAZEERA, kuna saabsan siyaasadda gurracan ee Itoobiya. Doodda ayaa dhexmartay saddex aqoonyahan oo ka soo … Continue reading Dakharada gumeystaha iyo gumeysi-kalkaaliyaha maanta oo Soomaali ah