Site icon Radio Daljir

Dagmada Haroorays ee Gobolka Faafan DDS & Horumarka ay ku talaabsatay (daawo)

Dagmada Haroorays ee Gobolka Faafan, Horumarka ay ku talaabsatay degmada tan iyo markii uu isbadalka ka dhacay dalka Itoobiya | Wariyaha Daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye ayaa ka waraystay guddoomiyaha degmada Axmed Carab Cilmi oo sheegay in 44 mashruuc laga fuliyay intii uu hayay xilka.

Exit mobile version