Dagaal u dhexeeya labo beelood oo ka socda Shidan, Sanaag (daawo)

Deegaanka Shidan ee gobolka Sanaag oo qiyaastii laasqorayna ujira 30kmtr ayaa waxaa ka socda dagaal udhaxeeya laba beelood oo halkaasi wada dagan.

dagaalka ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo kala gaalahy labada dhinac.

ciidamo ka amar qaata korneel Caare ayay odashaasha deegaanka Daljir u sheegeen in ay qayb ka yihiin dagaalka.

waxaa ku dhintay istaafkii taliyihii ciidamada badda ee mamaulka Soomaaliland

Ciidamo ka socday maamulka Soomaaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay  maanta soo gaareen deegaanka.

Hadaba qaar kamida ah waxgaradka deegaanka  ee dhanka Puntland ayaa Daljir uga waramay dagaalkan iyo khasaaraha ka dhashay.

Daawo.

https://www.facebook.com/RDaljir/videos/2987490311279398/?epa=SEARCH_BOX


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Dagaal u dhexeeya labo beelood oo ka socda Shidan, Sanaag (daawo)”

  1. NuurkaNederland

    HA IS RAACDO DIIDAYE
    HA IS RAAMSATEE DAA!!!!.

U Jawaab NuurkaNederland Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com