Dagaal khasaare geestay oo kadhacay degaanka Ceel-Afweyn ee gobalka Sanaag (dhegayso)

Dagaal khasaare geestay oo kadhacay degaanka Ceel-Afweyn ee gobalka Sanaag (dhegayso)

Wararka ka imaanaya degaanka Ceel-Afweyn ee gobalka Bariga gobaka sanaag ayaa lasoo sheegaya in dagaal khasaare geeystay uu halkaa ku dhexmaray labo maleeshiyo belood,iyado Warar kala duwan kaso baxayaan dagaalkaas.

ku dhawaad 15 Ruux ayaa la soo sheegaya in ay ku dhinteen dagaalkaas 25 kalena ku dhawacmeen,waxaana ka hadlay siyaasiyin iyo waxgarad kaso jeeda halku dagaalku ka socdo,

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulaadir oo kamid ah waxgaradka Deganadaas ayaa sheegay in dagaalkaas ay hurinayso Somaliland,isago sheegay in dagaalka uu u dhexeyo Somaliland iyo mid kamid ah beelaha dagga gobalka sanaag.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com