Dagaal khasaare dhaliyeey oo Gaalkacyo ka dhacay (dhegayso)

Wararka ka imaanaya Magaaladda Gaalkcyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in maleeshiyaad ay ku dagaalamayan Gudaha magaaladda gaalkcyo kuwaas oo dagaalkoodu ka kacay muran dhuleed.

Dagaalka waxaa uu ka bilowday muran dhuleed, waxaana boolisku uu sheegayaa inay ku guulaysteen inay kala dhexgalaan dhinacyadii dagaalamay.

Dhimashada oo warar kalle duwan ay kasoo baxayaan ayaa lasoo sheegayaa inay gaarayso sadex qof

Taliyaha qaybta Gobalka Mudug Gashaanle sare Axmed Cismaan Cali ayaa Radio daljir uga waramay khasaaraha dagaalkaas ka dhashay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com