Dagaaladii Waqooyiga Galgaduud oo ku sii Fidey Deegaanka Saaxo (dhegayso)

Dagaaladii Waqooyiga Galgaduud oo ku sii Fidey Deegaanka Saaxo (dhegayso)

Gudoomiyaha Degmada Saaxo Jamarti Yusuf Ibraahim ayaa kahadalay dagaalo uu sheegay in ay ka dhacen degaano u dhow degamada, wuxuuna intaas ku daray in dagaladaa ay ka dhasheen khasaare isugu jira dhimasho iyo dhawaac.

Dagaalkaan ayuu shegay in uu dhexmaray Ciidamo katirsan Galmudug iyo xoolodhaqato ku sugan Baadiyaha Saaxo.  shafici abdulkadir oo Galkacyo kusugan ayuu u waramay.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com