Dagaal culus oo kasocda Muqdisho

Dagaal culus oo kasocda Muqdisho

Ciidamo kawada tirsan militariga Soomaaliya ayaa dagaal u dhaxeeya waxaa uu ka socdaa degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Dagaalka ayaa salka ku hayay muran dhuleed, waxaana hubka culus laga maqlayaa qaybo badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Lama oga khasaaraha dhabta ee dagaalka uu dhaliyay, iyadoona uu jirin wax hadal ah oo dowladda kasoo baxay oo dagaalkan kusaabsan.

Muranada dhulalka ayaa caan ka ah magaalada Muqdisho, iyadoo dad badan ay ku geeriyoodaan dhulal la isku haysto milkiyaddiisa.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com