Dagaal beleed ka qarxay waqooyiga gobalka Galgaduud

Dagaal beleed ka qarxay waqooyiga gobalka Galgaduud

Degaanka Qalan-qale ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud waxaa goordhow dib uga bilowday dagaal beeleed u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed, kuwaasoo degaankaasi ku dagaallamayay Saacadihii lasoo dhaafay.

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ay joojiyaan dagaalkii degaanka Xananbuure, waxaana hada ay kusoo jeedaan degaanka uu dagaalku ka socdo.

Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa Warbaahinta u sheegay in dagaalka uu yahay hadda Mid xooggan,islamarkaana maleeshiyaadka hubeysan ay dagaallamayeen Saacaddihii lasoo dhaafay.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com