Dadkii ay samaysay Abaarti Sima oo ku durufaysan Gaalkacyo (dhegayso)

Kamka Barakacayaasha Samawade 2 oo ay ku Noolyihin qoysaas Barakcayaal ah oo ay samaysay Abaartii Sima ayaa ka cabanaya Xaalad Nolol xumo oo soo foodsaartay,iyado la galay xili Robaadkii Gu’ga,waxana dadkaas Hooy u ah Guryo ka samaysan Karaatin iyo Baco.

Warbixin Waxaa ka diyaariyeey Wariye Maxamed Lakiman oo Xarunta Daljir Gaalkacyo ku sugan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com