Dad Shacab ah oo lagu Layeey Bariga Gobalka Mudug & Khasaare jira

Dad Shacab ah oo lagu Layeey Bariga Gobalka Mudug & Khasaare jira

Wararka Radio Daljir ay ka helayso gobalka mudug ,Gaar ahaan Degaanka Godad iyo Gacma fale Dhexdooda ee Bariga Gobalka Mudug ayaa sheegaya in kooxo hubaysan oo la malaynayo maleeshiyaad Galmudug ah inay ku layeen Sadex qof oo shacab ahaa Habeenimadi xalay ahayd.

Dadka maleeshiyaadku dileen aya la sheegay inay ahayeen xoolo dhaqato ,iyago saarna dadkaa gaari ,waxaana la sheegay in goobta rasaasta loogu furay ay ku dhinteen.

dhinaca kale Waxaa jira dhawaac soo gaaray 7 qof oo xoolo dhaqato ahaa oo Puntland dhinaceeda ah ,waxaana maleeshiyadkaas hubaysan aysan ahayn markii ugu horeysay oo gobalka Mudug weraaro ka geeystan.

Dhinacyada Puntland iyo Galmudug Wali majirto cid ka hadashay weraarkaas ay ku dhinteen sadexda qof ee shacab ahaa .

Wixii kuso kordhana kalasoco Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com