DAD KU DHINTAY GOD DAHABKA LAGA QODO, DEEGAANKA MILXO EE GOBOLKA SANAAG (Waraysi)

DAD KU DHINTAY GOD  DAHABKA LAGA QODO, DEEGAANKA MILXO EE GOBOLKA SANAAG (Waraysi)

7 Qof ayaa ku dhaawacmay oo 5 kamid ah uu soo gaaray dhaawac culus kuwaas oo loo qaaday dhaawacooda Boosaas kadib markii uu ku soo dumay God ay dahab ka qodanayeen oo ku yaala deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag.

Laba bil kahor ayay ahayd markii sidan oo kale uu kusoo dumay God laga qodo Dhahabka ayna ku dhinteen.

Hadab si aan arimahaasi faahfaahin uga helno waxaan ka waraysanay Cabdilaahi Jaamac oo isgu kamid ah dadka Dahabka Gurta, Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com