Dabaqyo, tareeno iyo jidad: Addis Ababa oo u ekaatay magaalo Shiine (sawirro)

*** Maqaalkan waxaan ka soo koobnay maqaal CNN, kuna qornaa afka Ingiriiska ***  Wen Wang oo ah hormariye dhisa dhismayaas waaweyn ee qaaliga ah, safka horena uga jira maalgashadayaasha Shineeska ee mashaariicda waaweyn ka wada Addis Ababa, Itoobiya, ayaa markii uu dhammeeyey dhisme dabaq ah oo weyn waxaa ku dhacay filanwaa uusan hore u arag. … Continue reading Dabaqyo, tareeno iyo jidad: Addis Ababa oo u ekaatay magaalo Shiine (sawirro)