Kaalin Shidaal ee Magaalada Bosaaso oo Dab ka Kacay (dhegayso)

Kaalin Shidaal ee Magaalada Bosaaso oo Dab ka Kacay (dhegayso)

Dab gaystay khasaare maaliyadeed ayaa ka kacay mid kamid ah goobaha ganacsi ee magaalada Bossaso. Dabka ayaa ka biloowday kaalin shidaalka, ilaa iyo haddana lama oga khasaaraha ka dhashay.

Dabdamiska shirkadda Golis iyo Ciidamada ammaanka ayaa gaaray goobta, una hawlgalay daminta dabka iyo xasilinta ammaanka, iyada oo gaadiidka iyo shacabkaba loo diiday in ay aagga dabka u dhawaadaan.

Hoos ka dhegayso wariye Xasan Heykal oo goobta ku sugan, una waramay wariye Xuseen Madar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com