Dhismaha Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo (sawirro)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Dhismaha Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo (sawirro)

Dhismaha wadada laamiga ah ee u dhexaysa degmooyinka Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa meel wanaagsan maraya, waxaana ilaa hadda la dha

XASUUS XAAJI MUUSE BOQOR CUSMAAN OO MUQDISHU LAGU DILAY 1991
Somali intellectuals and influencers on ‘War in Laascaanood & the future of SSC-Khatumo’ | PART III
Guddoomiyaha Gobolka Nugaal oo sheegay in ay soo qabteen dad uu sheegay inay shacabka qixinayaan

Dhismaha wadada laamiga ah ee u dhexaysa degmooyinka Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa meel wanaagsan maraya, waxaana ilaa hadda la dhammeeyey dhismaha 45 KM loona diyaariyey saarista laami.

Hoos ka daawo masawiradii ugu danbeeyey iyo qaar kamid ah mujaahidiinta har iyo habeen u taagan dib-u-dhiska kaabayaasha dhaqaalaha dalkooda. Viva Ceeldaahir-Ceerigaabo team!

Waxaan sidoo kale waraysanay General Cali Ismaaciil Maxamed, Madaxa Howlgalinta mashruuca, wuxuuna Radio Daljir uga waramay sida shaqadu u socoto (masawiradana hoos ka arag).

Sawirro

  

 

  

 

 

  

 

COMMENTS

WORDPRESS: 10
DISQUS: