Talaado, Oktoobar 13, 2015 (Daljir) —Diyaaraddan oo nooceedu ahaa Airbus 300 ayaa u dhacday sababo la xiriira shidaalka oo ka dhamaaday iyo iyadoo kusoo aadday garoonka Muqdisho xilli habeenimo ah oo uu xiran yahay.
Hadaba Daawo Qaar kamid ah sawiradi laga soo qaaday.
FAALLOOYIN & FALCELIN