Site icon Radio Daljir

Daawo-Madaxweyne Axmed Modoobe oo Farriin u Diray Barlamaanka Jubbaland iyo Kan DFS

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa shaaca ka qaaday qorshe militeri oo ay hormuud ka noqon doonaan xildhibaanada Jubbaland iyo kuwa deegaanada maamulkaas kasoo jeeda ee ku jira barlamaanka Soomaaliya.

Isagoo ka hor hadlayay xildhibaanada Jubbaland ayuu sheegay iney qasab tahay in xildhibaanada ay horkacaan ciidamada si AlShabaab looga saaro deegaanada ay ka taliyaan.

DAAWO

https://youtu.be/Y7uNVNjgQPw

Exit mobile version