Daawo:- Kacdoonkii Shacabka Laascanood ” Isaaq Waligiis Dowlad manoqon ,Puntland iyo DFS hanaga qabtaan Guumaysiga Isaaq ”

Magaaladda laascanood ee Xarunta Gobalka Sool saaka Waxaa ka bilowday kacdoonkii shacabka ee la isaga cayrinayaay Guumaysiga Maamulka Somaliland ,kaas oo saaka Caruur iyo Haween ku Xasuuqay Magaaladdas.

Qaar kamid ah hawweenka Magaaladda Laascanood oo watay Calanka Somaaliya iyo Kan Dowladda Puntland ayaa isugu soo baxay Fagaarayaasha waaweyn ee Magaaladdas iyagoo ku dhawaaqaya’Dooni mayno Somaali diidka,waxaana ay sheegen in dhibaato farabadan Maamulka Somaliland ay ku hayaan Haweenka iyo Caruurta Laascanood.

Hoos kadaawo Kacdoonka Shacabka Laascanood

https://youtu.be/8GU9m-qRJNs


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com