Daawo Goalasha Manchester City oo Guul Ka Gaadhey Hull City

Kooxda Manchester City ayaa sii xajisatay booskeeda kaalinta afaraad ee horyaalka Premier League ka dib markii ay guul sahlan ka gaareen kooxda Hull City oo marti ku aheyd Etihad Stadium iyagoo ku dubtay 3-1. Goolal ay kala dhaliyeen Sergio Aguero iyo Fabian Delph iyo gool uu iska dhaliyay Elmohamady ayayna ku badisay kooxdii martida loo ahaa.

DAAWO

https://youtu.be/1zImMaOGv7Q


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com