Daawo-Farmaajo oo Khudbad Qiira Badan Ka Jeediyey Xalay Muqdisho

Madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Khudbad Xasaasi ah ka jeediyay munaasabadii Aas-aaska SYL oo xalay ka dhacday xarunta dowladda Hoose ee Xamarweyne.

Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa si dheer uga hadlay dareenka ay umadda Soomaaliyeed uleedahay maalintan, iyo in dhalinyaradii usoo halgantay xoriyadda Soomaaliya ay mudan yihiin in xus gaar ah loo sameeyo.

DAAWO

https://youtu.be/g8hyz3-azvQ


Posted

in

by

Tags:

Comments

3 responses to “Daawo-Farmaajo oo Khudbad Qiira Badan Ka Jeediyey Xalay Muqdisho”

  1. Abdallah Ahmed

    Allow nooga dhig kii dalkeena hor mariya codow giisana jabiya. waa madax wayne daacad ah. farmaajo. guul baan kuu rajeen daljir ushaqeeya dalkeena hooyo

  2. masha allah khudbad qiiro leh

  3. mohamed mohamud

    mansha,allah waxaa la isdhihi karaa waa horumar iyo hor usocodka au gaartay soomalia madaxweyne farmaajo waa muraayada dalka

U Jawaab mohamed mohamud Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com