Daawo damaashaadkii Ciidka iyo magaalada dhaqanka ee Qardho (sawiro)

Daawo damaashaadkii Ciidka iyo magaalada dhaqanka ee Qardho (sawiro)

Magaalada Qardho ayaa maanta siwayn looga munaasabadda ciidda barakaysan ee Ciidul Adxaa.

Shacabka iyo maamulka degmada ayaa ku tukaday dhismo wayn oo ku yaala magaalada.

Boqorka Burhaan, maamulka degmada iyo culimada ayaa ku booriyay bulshada midnimo iyo ka shaqaynta arrimaha ammaanka.

hoos kadaawo sawirada

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com