DAAWO BILICDA DHUL UDUG, QURUXDA XEEBAHA | BADDII, BUURIHII, BIYIHII MACAANAA (Diiran iyo Qabow ) IYO XOOLO DAAQEENKII OO ISA SAARAN! (SAWIRRO)

DAAWO BILICDA DHUL UDUG, QURUXDA XEEBAHA | BADDII, BUURIHII, BIYIHII MACAANAA (Diiran iyo Qabow ) IYO XOOLO DAAQEENKII OO ISA SAARAN!  (SAWIRRO)

Degmada Dhudhub ee gobolka Karkaar Baarlamaanka Puntland ayaa sanadkii 2017kii u ansixiyay inay buuxisay shuruuddaha degmo, tan iyo xiligaasi waxaa ka socda degmada koboc degdeg ah | Degmadan ayaa waxaa ay maamushaa deegaano dhaca xeebaha Badwaynta Hindiya, degaanka Durdura oo ka mid ah deegaamada hoostaga waxaa ku yaala goobo dalxiis oo ay ka mid yihiin buuro waawayn, baddii Hindiya , biyo macaan oo ah laba nuuc biyo kulule oo caafimaad loo yimaado iyo il durdur ah oo qabow | Islaam Maxamed Islaan Cali Islaan Muuse iyo koox ka socota Daljir ayaa dhowaan booqday deegaanka | Warbixino kaladuwan oo degaamadan fursadaha iyo baahiyaha ka jira kala soco warbaahinta Daljir
Sawirada : Mohamud Jama

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com