Site icon Radio Daljir

DAARIMI, (DDS ): Shacabka & Dhibaatooyinkii ay ka dhaxleen xasuuqii Oromada (daawo)

DAARIMI, (DDS): Shacabka & Dhibaatooyinkii ay ka dhaxleen xasuuqii Oromada | Qaar kamid ah Shacabkii ka barakacay deeganka Hudura ee Santarka Daarimi (DDS) ayaa Daljir uga warbixiyay dhibaatooyinkii ay u geysteen Oromadu muddadii ay colaaddu jirtay.

Back to Home page