Site icon Radio Daljir

Daaqa iyo Siyaasadda Deegaanka Puntland oo Qardho Looga Shiray (DHEGAYSO)

Wasaaradda deegaanka Puntland ayaa maanta magaalada Qardho ku qabatay kulan looga arrinsanayey siyaasadda daaqa iyo deegaanka Puntland, waxaana ka qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Qardho.

DHEGEYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5906f98f050100d5c27b0c1a/Codadka+Kulanka+.mp3?_=1
Exit mobile version