Daalaadhaca Shillinka Soomaaliga iyo Saamaynta Dhaqaalaha Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Daalaadhaca Shillinka Soomaaliga iyo Saamaynta Dhaqaalaha Puntland (dhegayso)

Deegaamada Puntland ayaa waxaa wali ka taagan jahwareer dhaqaale oo sababtay dibadbaxyo iyo xarumaha ganacsiga oo xirma , iyadoona shirar dowladda iyo

Halyeey aaan la hilmaami doonin (Hodon Naaleeye)
CIIDANKII BADBAADO QARAN OO INTOODA BADAN CAAWA KU HOYDAY MUQDISHO (daawo)
Turaanturada Donald Trump, Salaantiisa Maqiiqan iyo Walaaca Angela Merkel

Deegaamada Puntland ayaa waxaa wali ka taagan jahwareer dhaqaale oo sababtay dibadbaxyo iyo xarumaha ganacsiga oo xirma , iyadoona shirar dowladda iyo ganacstadu ay yeesheen lagu go’ aamiyay doolaarka inaan laga badin karin 28,kun oo shilin Soomaali ah.

Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud oo xiriir ganacsi la leh Puntland oo horay looga diiday qaar ka mid ah lacagaha shilin Soomaaliga ayaa la rumaysanyahay lacagihii la diiday inay kusoo furmeen suuqyada Puntland oo horay ay u jirtay lacago cusub oo ay dowladda samayso, inkastoo madaxwaynaha Puntland uu beeniyay in lacago cusub xukuumaddiisa daabacday.

Lacagaha cusub ee Puntland iyo kuwa lasoo geliyay haddii aanay dhaafi karin magaalada Gaalkacyo oo ay u gudbi karin gobolada kale ee dalka khatar intee la’eg ayay Puntland ku keeni kartaa xagga dhaqaalah, Cali Xaaji Saciid oo ah prof dhaqaalaha ka dhiga jaamacadda Badda Cas ee Bosaso ayaan ka waydiinay su’aalahaasi Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna u waramay.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: