Site icon Radio Daljir

Daahfurka Jidka Laamiga ee Xarfo-Jalam (dhegayso & sawirro)

Waxaa maanta laga daahfuray degmada Burtinle jidka laamiga ah ee isku xira Xarfo iyo Jalam. Xafladda daahfurka waxaa ka soo qaybgalay hay’adaha waddooyinka PHA iyo GIZ, waxaana ugu horayn ka hadlay isxilqaan GOROD Gaafaa iyo Eng. Barre oo ka socday GIZ.

Hoos ka dhegayso xafladda daahfurka kana daalaco masawirada.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59907b8a0001002eb105c752/Warixinta+wadada+Xarfo+iyo+Jalam+by+Zubeyr_13+Aug+17.mp3?_=1

 

 

Exit mobile version