Cunaqabateyntii hubka ee saarnayd Soomaaliya oo la kordhiyay (Akhriso)

Cunaqabateyntii hubka ee saarnayd Soomaaliya oo la kordhiyay (Akhriso)

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxay kaga doodeen qaraar ay soo gudbisay dowladda UK oo ah qalin-hayaha Soomaaliya ee Golaha Ammaanka.

Qaraarkan ayaa ahaa cunaqabateynta hubka iyo ka ganacsiga dhuxusha, waxaana Golaha ay ugu dambeyn u codeeyeen qaraarkaas, iyadoo muddo sanad lagu kordhiyay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya.

Sidoo kale Golaha ayaa cunaqabateyn ku soo rogay waxyaabaha kiimikada ee loo dhoofiyo Soomaaliya, taasoo ay sheegeen in Guddiga Khubarada QM ee la socda arrimaha Soomaaliya in waxyaabaha qarxa ay ka sameeyaan Al-Shabaab

Codeynta qaraarkan ayaa waxaa ka aamusay dalalka Ruushka, Shiinaha iyo dalka Equatorial Guinea, waxaana ay sheegeen in waxyaabo xadgudub ku ah xuquuqda aadanaha uu ku jiro cunaqabateynta.

Waxaa kaloo Golaha uu cambaareeyay hubka iyo rasaasta sharci darada ee loo dhoofiyo Soomaaliya ee xadgudubka ku ah cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya.

Dhinaca kale Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobey Amb. Abuukar Baalle ayaa isna muujiyay sida ay uga xun yihiin muddo kordhinta cunaqabateynta hubka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • NuurkaNederland 4 years ago

    I.S.I.S.
    .-.-.-.-.

    I=ISRAEL 
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICE

    ALSHABAB+CIA+MI6=ONE..
    9/11 ANTI MUSLIMS AGENDA.
    9/11 INSIDE JOB.
    4000 JEWISH is ABSENT 9/11 !!!!! WHY NOT? ISRAEL DID 9/11 Proof.
    GOLAHA AMAANKA EE U.N. WAA AMERICAN RESTORNT,MAQAAYAD MARAYKAN.

  • NuurkaNederland 4 years ago

    USA & UK WAA CADOWGA KOOWAAD UMADDA SOMALIYED LEEDAHAY!!!
    WAA KUWA ALSHABABKA ISIS FANGAREEYA DAWLADA SOMALIYANA GACMAHA HAYA SI AYSAN UGA TAQALUSIN KOOXAHA AY FANGAREEYAAN USA,UK EE AH ISIS,ALSHABAB.
    USA,UK WAA KUWA $BLYNS-ka KU BIXIYA CIIDAMADA AMISOM SI AAN LOO DHSISIN CIIDAMO QARAN OO SOMALIYA LEEDAHAY!!.
    USA,UK WAA CADOWGA KOOWAAD EE SOMALI LEEDAHAY!!!!!.
    YAA SIIYA ALSHABABKA,ISIS HUBKA,FANKA,MACLUUMAADKA?
    WAXAA SIIYA WAA USA,UK & INTAY KU ADEEGTAAN EE KHALIIJKA & HAY’ADDAHA U.N-ka UGU HOREYSO.WAANA KUWAS SOMALIYA DABA TAAGAN CUNAQABATAYNTA WASYO?DANTA UGU JIRTAA CUNAQABATSYNTA SOMALIYA MAXAY TAHAY?
    WAXAY OGYIHIIN HADII SOMALIYA CUNAQABATAYNTA LAGA QAADO IN DAWLADA SOMALIYA AY KA TAQALUSAYSO ALSHABAB,ISIS,SIDAA DARTEED MA RABAAN IN KOOXAHA AY SAMAYSTEEN IYAGU LAGA TAQALUSO,BILCAKSINA WAXAY HUBKA U DUSIYAAN ALSHABAB,ISIS.WFP-na HA USII MARIYAANE HUBKII OO RAASHIN CAMAL AH.!.!.!.!.!….
    XALANE CLOSE.
    BALIDOGLE CLOSE.
    WAA IN SHACABKU ALBAAABADA ISUGU DHUFTAA LABADAAS XERO EE XALANE & BALIDOOGLE.
    SHACABKA SOMNALIYA MA QAADI KARO 30 WAX KA BADAN OO DHIBBAATO AH.
    U.S.A DAWN
    UK DAWN.
    Fiiro Gaara:
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ALSHABAB+CIA+SIS-MI6+MOSSAD=ONE.
    TRUMP SAY:OBAMA He is the Founded of ISIS,CO-Founder Hellry Clington.
    ARGAGAXISO OO DHAN WAXAY HOOS TAGTAA WASHINGTON DC,TEL AVIV & LONDON.
    WAXAYNA U SAMAYSTEEN IN DIINTA ISLAAMLKA AY KU CEEBEEYAAN,DUNIDA MUSLIMKANA KU RAGAADIYAAN,BURBURIYAAN.
    CALAA AYI XAAL MARAYKAN & INGIRIIS WAA KUWA SOMALIYA U DIIDAN NABADA,HADHKA,& NOLOSHA,WAANA CADOWGA KOOWAAD EE UMADDA SOMALIYED LEEDAHAY!!!.
    WE HAVE EVIDENCE,Proof.
    SOMALIYA WAA MASHRUUC.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com