Cumar Cabdullaahi, Hadaaftimo: “Soomaalilaan Meel Cidla ah oo Maamul ka Horreeyey uusan Jirin bay Yimaadeen” (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Cumar Cabdullaahi, Hadaaftimo: “Soomaalilaan Meel Cidla ah oo Maamul ka Horreeyey uusan Jirin bay Yimaadeen” (dhegayso)

Waxaa si lixaad leh gobolka Sanaag uga socda kaar-bixinta iyo qaybinta sanaadiiqda doorashooyinka Soomaalilaan. Hadaba si aan arrinkaas wax uga ogaano

Senataro Aqalka Sare ee Mareykanka oo qiray in Amiir Maxamed bin Salman uu amray dilka Khashoggi (Daawo)
M Cali Geeldoon: Qaran Ma Nahay?
Maxaad ka taqaan ciidamada ‘Puntland Security Force (PSF)’ ee Mareykanku maalgaliyo? (dhegayso)

Waxaa si lixaad leh gobolka Sanaag uga socda kaar-bixinta iyo qaybinta sanaadiiqda doorashooyinka Soomaalilaan. Hadaba si aan arrinkaas wax uga ogaano iyo waliba imaatinka musharrax Muuse Biixi iyo kulankiisa Suldaanka Beesha, Suldaan Siciid, waxaan magaalada Hadaaftimo kala xiriirnay Mudane Cumar Cabdullahi oo kamid ah miidda bulshada Hadaaftimo.

Cumar waxa uu u waramay Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: