Culumadda Somaliyeed oo si kulul uga hadlay Khilaafka DFS iyo Dowlad gobaleedyada (Daawo)

Culumadda Somaliyeed oo si kulul uga hadlay Khilaafka DFS iyo Dowlad gobaleedyada (Daawo)

Qaar kamid ah Culumadda Somaliyeed ayaa si kulul uga hadlay khilaafka sii xoogaysanaya ee xiligan u dhaxeeya dowladda federaalka iyo maamul gobaleedyadda dalka kajirra.

Culumadda ayaa ku baaqday in si deg deg ah loo soo gabagabeeyo khilaafkan xoogan oo saamayn ku yeeshay shacabka somaliyeed.

Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah Culumadda Somaliyeed oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in loo bahanyahay wakhtigan isusoo dhawaansho balse anan loo bahnayn kala fogaansho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com