Site icon Radio Daljir

Culimada Puntland oo Ka Hadashay Dilalka La Xiriira Aanooyinka Qabiilka iyo Sicir Bararka (dhegayso)

Qaar kamid ah culimaa’udiinka Puntland ayaa waxa ay ka hadleen dilalka la xiriira aanooyinka qabaa’ilka ee mudooyinkii ugu dambeeyey ka dhacay Puntland iyo arrimaha qalqalka lacagta.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/598997ba010100323a663e43/Sheeq+cabdirisaaq+xuseen+ciise+.mp3?_=1
Exit mobile version