Culimaa’udiinka Puntland oo ka hadlay amaanka (dhegayso)

Culimaa’udiinka Puntland oo ka hadlay amaanka (dhegayso)

Culimaa’udiinka Puntland ayaa ka hadlayay dilalka loo gaysanayo dadka waxgalka u ah bulshada iyo kuwa aan waxba galabsan iyo waxa diinta Islaamku ay ka qabto.

Sheekh Cabdirisaaq Xuseen Ciise oo ka mid ah culimaa’udiinka ayaa uga waramay radio Daljir dilalka waxa diinta ay ka qabto dilalka ku salaysan aanooyinka qabiilka iyo ahmiyadda nabaddu ay leedahay.

Hoos kadhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com