COD-Madaxweyne Gaas oo gaarey Galkacyo kana hadlay colaada magaalada iyo arrimo kale.

Galkacyo, Nov 11 2016-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayey oo ka kicitimay magaalada Garoowe ayaa maanta siweyn loogu soodhoweeyey magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Soodhoweyn ballaaran kadib madaxweynaha Puntland ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay kaga hadlay dagaalka Galkacyo, abaaraha kajira Puntland iyo arrimo kale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com