HomeUncategorized

COD-Garoonka diyaaradaha Boosaaso oo laga mamnoocay hub iyo ciidan.

Boosaaso, Dec 05 2016-Madaxda ugu saraysa dowladda Puntland iyo golayaasha kala duwan ayaa looga digay iney hub la galaan Garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

DHEGEYSO-Madaxweyne Gaas oo ka hadlay askar lasheegay in Dacish afduubatay.
Dugsiga sare ee Dangoroyo oo ku guulaystay kaalinta sadexaad ee barnaamijka Tartan iyo Tacliin
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo M CC Kooshin.

Boosaaso, Dec 05 2016-Madaxda ugu saraysa dowladda Puntland iyo golayaasha kala duwan ayaa looga digay iney hub la galaan Garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo Boosaaso warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in mas’uuliyiinta Puntland looga baahan yahay in xil iska saaraan amniga Garoonka diyaaradaha Boosaso,islamarkaana la gelin hubka iyo waxyaabaha la midka ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: