Ciyoon, Guddoomiyaha Gobolka Sanaag: “Waxaan wadnaa qorshe aan Somaliland gobolka oo dhan uga saareyno” (dhegayso)

Guddomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ciyoon ayaa ka waramay xaaladihii ugu danbaysay ee gobolka Sanaag, waxa uuna sheegay in ay wadaan qorshe Somaliland looga saarayo dhammaan meelaha ay gobolka kaga suganyihin.

Waxaa waraystay Fadumo Deggan Daahir. Hoos kaga bogo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Ciyoon, Guddoomiyaha Gobolka Sanaag: “Waxaan wadnaa qorshe aan Somaliland gobolka oo dhan uga saareyno” (dhegayso)”

  1. Lamayaqaan

    Oo yaa idin aaminaya

U Jawaab Lamayaqaan Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com