HomeUncategorized

Ciyaartii Finaalaha oo galabta ka socota Mire Awaare & gobolka Bari oo Gool leh.

Garowe, Dec 22- Garoonka ciyaaraha ee Mire Awaare goordhaweyd waxaa ka bilaabatay ciyaartii kama danbaysta ahayd ee lagu hanan lahaa koobka gobollada

Dowladda federaalka oo maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday Guddiga Wadajirka ah ee qorshaha Roadmap-ka.
Baahin: Salaasa, Mar 08, Weriye Kuuriya…Maamulka gobolka Gedo oo sheegaya in ay Alshabab isaga baxday inta badan gobolka …Maamulka gobolka Banaadir oo ugu baaqay shacabkii barakacay in ay ku soo noqdaan degaankoodii; Maxaa keenay baaqaas …Caalimka Islaamiga ah Sheekh Cumar Faaruuq oo ku geeriyooday magaalada Makka …8-da Maarso oo si wayn looga xusay Puntland, Somalia iyo dhammaan daafaha caalamka …
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Xasan Haykal.

Garowe, Dec 22- Garoonka ciyaaraha ee Mire Awaare goordhaweyd waxaa ka bilaabatay ciyaartii kama danbaysta ahayd ee lagu hanan lahaa koobka gobollada Puntland, waxaana iskugu soo haray oo hadda ku hardamaya gobollada Bari iyo Sool.

Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa hadda dhammaatay waxaana hal gool leh xulka kubadda cagta ee gobolka Bari.

Natiijooyinka ciyaarahaasi mar dhaw ayaan idin soo gudbin doonaa.

C/fitaax Cumar Geeddi,
Idaacadda Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: