Ciyaaraha Gobolada iyo Kulanka Jubaland fkf Galmudug (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Waxaa weli magaalada Muqdisho ka socda tartanka kubadda cagta maamul goboleedyada dalka, kaas oo hadda maraya meeshii ugu xiisaha badnaa. Xulalka Jubbaland iyo Galmudug ayaa hadda ku ballansan ciyaar la wada sugayo.

Dhanka horyaalka Ingiriiska, kooxda Manchester United ayaa mar kale jidka guusha dib ugu soo laabatay kaddib guuldaradii ay kala soo darseen Manchester City.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yameni iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

           

  


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com