Ciidda iyo Salaamaha Radio Daljir (dhegayso)

Ciidda iyo Salaamaha Radio Daljir (dhegayso)

Xaggee joogtaa? Eheladaa iyo asbxaabtaa ma ka war haysaa? Salaan ma laguu soo diray? Ciid wanaagsan ku ciid ma lagu yiri? Adigu ma tiri?

Waaba laga yabaa in aadan ka warqabin, laakiin Daljir kala soco oo hoos kaga bogo, oo salaamaha aqbaltu dheh!

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 7
  • magacay waa amino oo jogtaa kalkcyo wasalaamayaa umada somaaliyeed odhan

  • Hadad radiya daarto dakhlibaa kubaxayee daljir weeye idaacad ama deso rekorko ha ku dansanaado boorso kurid samsam oo joogta garowe dhul udug eid mubarak

  • bbc somali caawa noo daaya saxbyaala

  • asc waaa jaaamac said samatr oo jooga magaalada #Garowe…………ciid mubaarak dhamaan ummada muslimka ah gaar ahaan ummada #soomaliyeed gaar ahaan qaraabadayda iyo qoyskyga,mesaha kama maqna inta muuqyaga taqaan iyo mqalkayga waxaana leeyahay dhamaan dadkaas sanadkaan sankiisa bashbash iyo brwaaqo caafimaad waara alld hanugu gaarsiiyo dalkeenana alle amni waara hasiiyo mahadsanidiin daljir

  • daljir bnc somali noo soo daaya saaxiibayaala

  • asc abdiqafar muse ali oo joogo hargaysa waxaan halakan ka salaamayaa hooyaday maacaanto xaawo omar jamac oo joogta mahalabada buraan iyo aabahay muse ali oo jooga minisota

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com