Xaggee joogtaa? Eheladaa iyo asbxaabtaa ma ka war haysaa? Salaan ma laguu soo diray? Ciid wanaagsan ku ciid ma lagu yiri? Adigu ma tiri?
Waaba laga yabaa in aadan ka warqabin, laakiin Daljir kala soco oo hoos kaga bogo, oo salaamaha aqbaltu dheh!
Hoos ka dhegayso
U Jawaab Zamzam Hassan Buri halceliska