Ciidanka Soomaaliland oo Xabsiga Dhigay Wadaad Caan ah

Ciidanka Soomaaliland oo Xabsiga Dhigay Wadaad Caan ah

War hadda naga soo gaarey magaalada Hargeysa ee xarunta gobolka waqooyi Bari Soomaaliya ee deegaamada Soomaaliland ayaa sheegaya in ciidanka ammaanka ee Soomaaliland ay xireen wadaad caan ka ahaa dhulka Soomaalida.

Ciidanka ammaanka ee Soomaaliland ayaa xabsiga u taxaabay Sheekh Aadan Sunni oo kamid ah culimada caanka ka ah geyiga Soomaalilad, waxaana uu hadda kujiraa gacanta ciidanka.

Sheekha ayaa la rumaysan yahay in lagu haysto eedayn uu u jeediyey laamaha ammaanka Soomaaliland oo maalmihii ugu dambeeyey xirxirayey wadaado gacanta ku hayey xarumo lagu barto quraanka kariimka ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com