Site icon Radio Daljir

Ciidanka PSF Gaalkacyo oo Gaalkacyo Dhireynaya (sawirro & dhegayso)

Ciidanka PSF Gaalkacyo iyo maamulka degmada ayaa maanta daahfuray mashruuca dhireynta Gaalkacyo, waxaana isla maanta la talaalay 100 geed oo ah qaybta 1aad ee mashruuca dhireynta.

Mashruucan waxaa fulinaya Ciidanka PSF (ciidanka Difaaca Puntland) waxaana horay looga soo hirgaliyey Garoowe iyo Bossaaso. Mashruuca ayaa loo bixiyey “mashruuca dhireynta degmooyinka Puntland iyo bilicda degmooyinka.”

Duqa degmada, Tumey

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5980ed0e0001006aa2fc975d/Dhagayso+Codka+Duqa+degmada+galkacyo+tumey_2+Aug+17.mp3?_=1

Dhallinta Gaalkacyo

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5980ed170901007e568f54e9/Dhagayso+Dhalinyarada+magalada+galkacyo_2+Aug+17.mp3?_=2

 

 

 

 

 

 

Exit mobile version