Ciidanka booliska burtinle oo gubay khamri iyo xashiish

Ciidanka booliska burtinle oo gubay khamri iyo xashiish

Burtinle : Ciidanka booliska degmada burtinle ee gobolka nugaal ayaa maanta duleedka degmada burtinle ku gubay khamri iyo xashiis ay ku soo qabqabteen hawlgal ay sameen waxaana goob joog ahaa maamulka degmada taliayaha saldhiga iyo gudoomiyaha maxkamada darajada kowaad ee degmada | Warbixintan waxaa inoo haya wariye Axmeddeeq Cabdi Axmed

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com